shariif xasan shekh aadan oo ah madaxawehnaha konfur galbeed ayaa lagu eedeyey inuu yahay daneyste oo aan marnaba ogoleyn hormarka koonfur galbeed galbeed dhagayo barnaamish xiiso xiido badan laga diyaariyey waxaana idin soo gudbiyey warsan radio iyo wadaninews24.com
2017
-
WARARKA MAANTA
Daawo Video Shir ay qaban qaabiyeen ururka Golaha Badbaadda Koonfur Galbeed waxaa maanta shirkaas lagu aruuriyay lagac gaareeysa 100.000 oo dolaar.
by Warsan Radio January 21, 2017Shir ay qaban qaabiyeen ururka Golaha Badbaadda Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhacay Hotel Jazera Mogadisho Soomaaliya. Shirkaasi oo looga tashanayay abaaraha ka taagan Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS,
by Warsan Radio January 21, 2017WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, was last modified: January 21st,…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Go’aan ka soo baxay kulankii Sheekh Shariif, Faroole & Guddoomiye Jawaari {Sawirro}
by Warsan Radio January 21, 2017Sheekh Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan Faroole, Canab Maxamed Daahir iyo Maxamed Axmed Jabarti, ayaa la kulmay Prof’ Jawaari waxayna kala hadleen Doorashadda Madaxweynaha sida ay u dhacayso & hubinta in Doorashadu u…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-kulan ay yeeshen maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada beledweyne
by Warsan Radio January 21, 2017Beledweyne{Warsan radio}kulan ay yeeshen maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada beledweyne iyo aqooyanada gobolka hiiraan ayaa waxaa ay ugu hadleen sidi ay uwada shaqeyn lahaayeen maamulka gobolka hiiraan…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,,
by Warsan Radio January 21, 2017BAYDHABO– WSR– Barnaamijka May koocusub Warabinta Radio Warsan Xaruuntiisa Magaalada Baydhabo Barnaamijka aad iyo aad ayaad uga bagankartaan dhageysi wacan,, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,, was…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Waxa isa soo Tareyaa dadka uu soo ridaneyo Cudurka shibin Biyoodka oo Hada jiifa isbitalka Gobolka Bay
by Warsan Radio January 20, 201777 Qof oo isgu jira dadwaween iyo Caruur ayaa la jiifa cudurka shibin biyoodka isbitalak Ween ee Magalada Baydhabo ,Waxana Ugiriyoodey cudurka Shibinbioodka 13 Qof Abdifataxa Xashi Gaabow Waa Agsimaha…
-
kulanka warsanWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio January 20, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Kulunka Golaha waziirada dowlada goboleedka Kgs ayaa looga hadley ammanka iyo abaaraha
by Warsan Radio January 19, 2017Madaxweynah Maamulka koonfurGalbeed Somaliya shariif xasan sheekh adan Ayaa manata shir Gudoomiyey Kulunka Todabdlaha ee Golaha waziirada Koonfurgalbeed , waxana looga hadleyey Ammanka , iyo Abaraha waxana ka soo Qeeb…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha,
by Warsan Radio January 19, 2017Baydhabo(wadaninews24)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan golahiisa wasiirada ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxaana kulankaasi looga hadlayey arrimo ku aadan amniga iyo abaaraha…
