{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Maxamed ayaa waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur, iyadoo ku wargelisay Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo…
2017
Dhageyso+Sawwiro:-Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Wejiga2aad Shan Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka
{WARSANRADIO}Maamulka degmada Baardheer ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey wejiga labaad ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in laga hergeliyo degmadan,waxaana xafladii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan ka…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 28th, 2017…
Akhriso:-Madaxtinimada Dalka Liberia oo ku guuleystey doorashada George Weah
{WARSANRADIO}Ciyaaryahankii hore ee kubbada cagta George Weah ayaa noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kadib doorashadii ka dhacday dalkaas talaadadii aynu ka soo gudubnay. Guddiga doorashada dalka Liberia ayaa sheegay in codadka…
AKhriso:- Wasiir Oomaar”Waxaan rabaa inaan dib u soo celino adeegyadii Somali Airline”
{WARSANRADIO}Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshayaal ay wasaaraddu wado,kuwaasi oo dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.…
XILDHIBAAN IDIRIS CABDI DHAQTAR IYO QUNSULKA DOWLADDA ITOOBIYA U FADHIYA SOOMAALIYA OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA K.G.S IYO EHELADA DADKA KU JIRA XABSIYADA DOWLADDA ITOOBIYA. Dhageyso:-XILDHIBAAN IDIRIS CABDI DHAQTAR…
DAAWO VIDEO:- WARMURTIYEED LAGA SOO SAAREY SHIRKII BAARLAMAANADA SOOMAALIYA EE BAYDHABO
DAAWO Warmurtiyeed Laga Soo Saarey Shirkii Baarlamaanada Soomaaliya iyo baarlamaanada dowlad gobaleedka soomaaliya Ee magaalada Baydhabo ee gobalka bay, HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO VIDEO:- WARMURTIYEED LAGA SOO SAAREY…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye C/lahi Aadan (Jeceelaw) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Jecelaw] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 30th, 2017…









