Cabdisamed Cabdalla Bureed ooΒ khabiir beeraha ah waana ka tirsan madaxdaΒ shirkada beeraha ee filsan Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu tilmaamay diyaar garowgaΒ beeraleyda xiliga bilowga guga roobaadka ay ugu jiraan, waxaana sidoo kale uu sheegay sida ay muhiim ay u tahay kor uqaadista tayada abuurka madaama wax soo saarka beeraha sanadkaani hoos udhac ku yimid.
Tabiye: Cabduqaadir Maxamed Nuur (War Cade)