August 17, 2026

Ra’iisal Wasaare Rooble oo howlaha doorashada u xil saaray Wasiiru-dowlaha xafiiskiisa

0
2021113637461131589035480

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa u magacaabay Wasiiru-dowlaha Xafiiskiisa Cabdixakiin Xassan Ashkir howlaha doorashada.

Sida  Qoraalka Ra’iisal Wasaaraha ku cad  Wasiiru-dowlaha ayaa ka shaqeyn doona isku xirka guud ahaan howlaha doorashada, isaga oo xiriirin doona Xukuumadda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada iyo beesha Caalamka.

Hoos ka akhriso Qoraalka 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *