
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Dhaqaalaha iyo Gargaarka
Waxaana sido kale Warbixin ku saabsan waxyaabaha uqabsoomay wasaaradda laga Dhagaystay Wasiirka Wasaardda Dastuurka iyo Howlwadeenada Wasaaradda.
Shirka aya waxaa ka qayb galay wasiiro iyo masβuuliyiin kale, iyadoo waxyaabaha sida gaarka ah loog hadlay ay ugu waa weynaayeen Arimaha Amniga,Dhaqaalaha iyo Gargaarka.