Dalka UK ayaa laga diiwaan galiyay kiisaskii ugu badnaa ee maalin laha xanuunka Karoona.
Kiisaska la diiwaan galiyay ayaa ah kuwii ugu badnaa tan iyo markii uu xanuunka bilowday iyadoona kiisaska saacadihii ugu danbeeyay ladiiwaan galiyay ay gaarayaan 78,610 kiis.
In kabadan 11 milyan ayaa illaa iyo haatan laga helay xanuunka iyadoona dadka guud ee ku nool wadankan UK ay gaarayaan 67 milyan