Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Madaxtooyada Qaranka kula kulmay qaar ka mida ganacsatada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay doorka ay ka qaateen horumarinta dhaqaalaha dalka, xoojinta fursadaha shaqo…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta ee ka dhacay afaafka hore ee Saldhigga Booliska ee Degmada Waaberi. Madaxweyne Farmaajo ayaa…







