Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ku bogaadiyay soo gudbinta Liiska musharixiinta xildhibaanada aqalka sare ee Baarlamaanka dalka. Mr Rooble ayaa yiri “Waxaan…
Shirwaynaha sanadlaha ah ee waxbarashada Puntland ayaa waxaa daah furay Madaxwaynaha Puntland, waxaana ka soo qayb galay Kulankaani Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xildhibaano ka tirsan Aqalka…
Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wareejiyay qalab loo adeegsanayo qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare. Xafiiska UNSOM ee Magaalada Baydhabo ayaa qalabka…






