Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga. Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga Waxaa Su,aalo lagu weydiinayaa qof ku xeeldheer arinta Sharciga, waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.…
Kulan ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha maanta magaalada Muqdisho ayay ugaga hadleen xaaladda dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka. Kulankan ayaa waxaa ay Midowga Musharixiinta diirada ku saareen…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







