Shirkan ayaa Loo Qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaad ka KGS Madaxda Hay’ada ACF oo Wasaaradda Kala Shaqeysa Horumarinta Adeegyada Caafimaadka…
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola
written by HAJI
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo…
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran Daahir Maxamed Geelle ayaa kulan casho ahaa waxaa uu xalayto la qaatay guddoonka dalladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA. labada dhinac ayaa kulankooda…








