Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay in maanta oo Sabti ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ay ka dhaceyso doorashada laba ka mid ah kuraasta Aqalka sare xubnaha ku matalaya Hirshabeelle…
2021
Midowga Yurub oo war kasoo saaray khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble
Midowga Yurub oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iney soo gabagabeeyaan khilaafka siyaasadeed ee ragaadiyay labada masuul maalmahii…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








