Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Mudane James Swan oo ay ka wada hadleen dardargelinta doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo…
Yearly Archives
2021
Hay’adda Nasadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha Nabad sugida Maamulka…
Kulanka Ansixinta Siyaasadda Qaran Ee Maamul Daadejinta Iyo Federaalaynta Dalka Oo Muqdisho Ka Furmay
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka XFS Jen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in muddo ay wasaaradu ku hawllanayd inay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…









