Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in ay baaritaanno ku sameynayaan habka loo maray doorashada kursiga golaha shacabka ee tirsiigu yahay 103, oo la ogyahay inuu dacwad kasoo gudbiyay guddoomiyihii hore…
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradaha Caafimaadka Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee ka qeybgalay shirkii…
Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay Agaasimihii Ciidamada Hay’dda PSF Maxamuud Cismaan…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo dhaliilay habka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan Midowga Musharrixiinta. Cumar Cabdirashiid oo Afartii…








