waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Bardaale B xaafada walba waa la weydiyey 7 suโaalood wadarta guudna ah 14 suโaalood
Towfiiq (A) 12 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Bardaale (B) 15 dhibcood aye heshey
Hoos ka dhageyso suโaalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Towfiiq A
