
Baydhabo-{WMN}-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haatan ay Β heleen ballanqaad buuxa oo ku saabsan lacagihii ay codsadeen in lagu samatabixiyo markabka shidaal ee ku xumaaday xeebaha dalka Yemen, kaas oo ay saaran yihiin shidaal ama saliid ka badan 1 million oo foosto.
Lacagta la ururinayey ayaa la doonayaa in loo isticmaalo in shidaalka lagaga wareejiyo markabka, si aanu waxyeello u gaadhsiin badda iyo deegaankaba.