
War kasoo baxay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayuu ku sheefay in uu ku hoowlan yahay sidii loo xaqiijin lahaa Dadaalada amniga xasiloonidda Gobalka Hiiraan iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu dardar gelinayo howlaha baaxadda leg ee wajibaadka qaran ee saaran.
