
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay doorka isku-tanaasulka iyo is-aqbalaadda bulshadu uga qeyb qaataan ka hortagga khilaafaadka.
Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaan maalgelisay Midowga Yurub (European Union).