
Todobaadkan Barnaamijka Waxa uu ku Saabsan yahay Muhiimadda ay codbixintu u leedahay muwaadininiinta si ay u jaangooyaan mustaqbalkooda.
Barnamijka waxaa diyaarisay Radio Warsan iyo BBC Media Action waxaana maalgelisay Midowga Yurub (European Union).
