Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka, kaddib go’aan uu Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kasoo saaray xaaladda gobolka.…
Monthly Archives
August 2026
Daawo Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo Ansixiyey Dib-u-eegista Miisaaniyadda Dowladda.
written by HAJI
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta guddoomiyey Kalfadhiga 1-aad, kulankiisa 7-aad, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Miisaaniyadda Dowladda iyo wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka Golaha. Kulanka ayaa xubnaha Golaha Wakiilladu…




