Magaalada Baydhabo waxaa soo gaaray wafdi uu hogaamimaayay gudoomiyaha gobaalka
AWafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool, Mudane Mohamed Ahmed Mohamed, oo ay qayb ka yihiin maamullada degmooyinka Xuddur, Rabdhuure iyo Tiyeeglow, ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo.Waftiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyey Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo masβuuliyiin kale. Dhammaad.
