mid ka mid ah xafadaha Magalada Baydhabo oo lagu magacabo Xafada Towfiiq  ayaa waxa ka  kacay Dab. Goob lagu II biyo shidalka Waxana Uu sababey Dhaawac iyo Khasere Xantadeed  Waxana Ku dhaawacamey  3 Qof iyo 3 Goob ganacsi  midna uu ahaa Bakhaar shidaal.
Gudoomiyah Xafada Maxamed Macalin iSaaq ayaa kahadley Khasaraha  Uu geeystey  Dabka ka kacay Xafadaasi
cod
Sidoo Kele Gudoomiyaha  OO Hadalkiisa siiwata ayaa  Kacodsadey  Bulshada  Soomaliyeed in ay dadkan ay lasoo gaaran gurmad si ay Ula mid noqdaan  Ganacasatada kele
cod;;
dabkan ayaa  ah kii ugu Horeeyey oo sandkan uu ka kacay dab  gudaha magalada Baydhabo waxana uu ahaa mid Khasaare uu Dhaliyey
Wariye Feysal Dhayow xuseen
								
 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						