{WARSANEADIO} waxa wali si habsami ah ku socdo Barnamijkii tartan aqoneedka raadiya warsan baydhabo ayado lagu guda jiro wareegii labad ee barnaamijka
Ayadoo caawa ay wada tartamayaan xaafadaha kala ah
Haabara(A
Wadajir (B)
Saadalintu waa xagiina
Tartan Aqooneedka Xaafada Haabara A iyo Wadajir B Caawa waxay kudhamaatay Haabara 9 wadajir B 12 ayay ku dhamaatay