{WARSANRADIO} Wareegii 3 xaad Ayaa si toos ah usocda tartan aqonedka raadiyaha Su aalaha waxaa soodiyaariyay Jamacada BIU Soo saareen warsan & Garab walaal
Bisha barakaysan ee ramadaan oo ay qabanaysay idaacada Warsan Baidao loona qabanayay 10 xafadood ay ka koobanthy magaalada Baydhabo iyadoo cawa kulan xiiso leh dhex mari doona labada xaafadood ee kala ah
Horseed =A
Berdaale- B
Caawa Natiijada tartanka Waa Bardaale 5 Horseed 3 Bardaale Guul