Caawa waxa tartanka isku arkey Xafadaha Boonkaay B iyo Daarusalam B.tartanka oo ahaa mid xiso leh aya waxa caawa ku soo idlaadey 9 oo gusha ku racdey Xaafaada Daarusalam,dhinaca kale Boonkay waxey heshey 6 dhibcoodartanka .tartanka waxa taabagilnaya Ururka Garab walaal iyo Radio Warsan ayaa ka qeyb galaya Dhamaan Xaafadaha ay ka koobanyahay Magaalada Baydhabo dhinaca Su’aalaha waxaa soo diyariyey Schoolka Kawaadir,Barnaamijka inta oo socdey Caawa waxaa daadihinaayey wariyasha kala ah Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni) iyo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow).Habeen dambe waxaa is arkaya Isha A iyo Bardaale B.
You may also like
Dowladda Federaalka Ethopia ayaa gabi ahaan joojisay baahinta warbaahineed Tigray TV ADISABABA.
September 23, 2026
Guddiga Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta wasiir cabdi ataac Qaasim.
September 23, 2026
Khilaafka Uganda iyo Turkiga oo lala xiriirinayo mustaqbalka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, dhanka kale turkiga ayaa joojisay kaalmadii dowladda kambala
September 23, 2026
Amiirka Qatar oo Khudbad Ka Jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay meertada 81-aad
September 23, 2026
Madaxweyne Erdoğan oo Qurumada middoobay ka hadlay xaaladaha Falastiiniyiinta, Suudaan, Yemen, Soomaaliya, Myanmar iyo Qubrus.
September 23, 2026
Xildhibaan Brian Mast “Ololaha milatari ee ka dhanka ah Iran ayaa la ballaarin karaa doorashada dhexe kadib laakiin qataro badam ayaa jira” ayuu u sheegay TV-ga Aljazeera.
September 22, 2026

