Hoos ka dhageyso qeybta labaad ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij cusub oo taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) iyo Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
previous post
Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan.
You may also like
Dagaallada Yemen oo Labadii Maalmood ee u Dambeeyey Lagu Dilay Ugu Yaraan 154 Qof.
September 22, 2026
Madaxeyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Madaxweynaha Serbia, Turkiga, Amiirka Qatar iyo madaxkale , iyadoo UNGA 81 uu galay marxalad xasaasi ah.
September 22, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York gaaray, kana qeybgalaya meertada 62aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
September 22, 2026

