Barnaamijkan oo looga hadlaayey Saameynta Covid-19 ee ku yeeshay dhaqaalaha KGS ayaa ka qeybgalay
1-Aadan Mayo woo kamid ah dhaqaatiirta Baydhabo
2-Xaajiyo Abdinuur oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Baydhabo
Iy0 3 Faadumo Armiye C/lahi oo ka mid ah dhalinyarad Baydhabo
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo daadihineysa Shukri Ismaaciil Axmed Shukri Bidhaan