Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha Qeybtiisa 11 aad oo loga hadlaayo La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena