Hoos dhageyso Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta waxa kaga hadleynaa waa Sideen u quudinaa qoysaskeena?
Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Qaramada midowe uqaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO

 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						