Dooda Todobaadkaan waxaa idiinla socodsiinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana kala qabgalaya C/lahi Nuur Aadan oo kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo islamarkaana u ololeeya arimaha dhalinyarada deegaanada kgs iyo Cabdirisaaq Isaaq Saajin oo kamid ah golaha deegaanka Degmada Xudur islamarkaana ah gudoomiyaha gudiga howlaha guud ee Xudur. Doodeena waxaan diirada ku saaraynaa waa Sideen ku hubin karnaa in si nabad ah loogu wareejiyo xukunka hab doorasho oo dhibaato kadhalan ?
Dhageyso:_Dood ku saabsan ahmiyadda ay u leedahay ka qayb galka bulshada ee dimuqraadiyadda dastuuriga ah
previous post