Maxkamadeynta dad loo heysto dhoofinta dhirta oo Garowe ka socota written by Warsan Radio 21/05/2022 Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta dhirta loo yaqaan geed-quwaaxa.Dhegaysiga dacwadda ayaa socda kadib markii maxkamadda la hor-keenay nin ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa kaas oo u xiran dowladda.Xeer ilaalinta ayaa sidoo kale waaran u jartay mas’uuliyiin hore xilal uga soo qabtay Puntland oo ku eedaysan dhoofinta geed-quwaaxa.Mas’uuliyiinta ku lug yeeshay barnaamijkaas waxaa kamid ah kuwa hadda xilal ka haya dowladda oo ay ku jiraan xildhibaano inkastoo aan weli tallaabo laga qaadin. Maxkamadeynta dad loo heysto dhoofinta dhirta oo Garowe ka socota was last modified: May 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Bosnia oo diiday in ay taageerto cunaqabateynta Midowga Yurub ay kusoo rogeen Ruushka next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Guddoomiyihii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo geeriyooday 10/10/2021 Dhageyso:- Barnaamijka Baraarug Qeybtiisa Labad (2aad) 14/07/2020 dhageyso:-Waziirka Maliyada Kgs oo amr ku soo Rugey Ganacasatada Deeganada Kgs 08/03/2017 Golaha Shacabka oo maanta dhameystiraya Matalaada gobolka Banaadir 27/06/2020 Dawlada Soomaaliya iyo Maraykanka oo Heshiis wada galay 24/04/2024 Madaxda qaranka oo ka tacsiyaysay geeridii ku timid Xildhibaan hore Sheekh Shaacir 31/12/2023 Akhriso:-Dhaq dhaqaaqa dowladda Itoobiya ee ku wajahan Arrimaha Jubbaland 29/07/2019 Waa tuma ergayga cusub ee Qaramada Midoobey u soo magacawday Soomaaliya? 04/05/2023 Lamaane arooskooda uu ka dhacay hawada sare 26/05/2021 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kanhadlay weerarkii ka dhacay Shabeellaha Dhexe 06/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.