Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? written by Warsan Radio 23/05/2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland.Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyay safarkii dhawaan uu ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka oo uu kaga soo qeybgalay doorashada Madaxweynaha JFS iyo xaalada guud ee dalka.Dhankooda Golaha Wasiirada ayaa waxaa ay Madaxweynaha Warbixin ka siiyeen xaalada Guud ee degaannada Jubbaland, waxyaabaha u qabsoomay & qorshahooda xiga ee xilligaan.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kula dardaarmay Golaha Wasiirada inay dardar geliyaan Shaqooyinka ay u hayaan Bulshada kunool degaannada Jubbaland. Maxaa looga hadlay Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland? was last modified: May 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiyaha Aqalka Sare & Safiirka Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah next post Amar kasoo baxay Kooxda Taalibaan oo Maanta ka dhaqan galay dalka Afghanistan You may also like Saraakiil & Askar ku geeriyootay dagaalka Dhuusamareeb 13/05/2022 Xaalad kacsanaan ah oo Maanta ka jirta degaan uu ka dhacay Dagaal culus 10/02/2024 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/01/2019 Maxuu yahay ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka? 14/11/2020 Kenya oo sheegtay inay ka xun tahay go’aankii dowladda Soomaaliya 30/11/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 01/07/2023 Ciidamada Puntland oo fuliyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab & Daacish 26/07/2022 Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka 01/06/2021 Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo 19/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.