Faah faahin laga bixiyay Howlgal ka billaawday Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 13/06/2022 Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ka billaawday howlgal amni xaqiijin ah oo ay sameeynayaan Ciidamada Booliska, kuwa Madaxtooyada & Ciidamada Sirdoonka Puntland.Howlgalka ayaa Ciidamada siwadajir ah waxaa ay uga fuliyeen dhamaan Xaafadaha Magaalada Garoowe, iyada oo howlgalka xoogiisa laga fuliyay Xaafadaha ku teedsan Xarunta Madaxyooyada Puntland.Saraakiisha Ciidamada waxaa ay sheegeen in ujeedka howlgalka uu yahay xaqiijinta Amniga Magaalada si looga hortago waxkasta oo keeni kara Amni darro, balse aysan jirin falal Amni darro oo ka dhacay Magaalada Garoowe.Saraakiishu ma sheegin waxyaabo lagu soo qabtay howlgalka ay sameeynayeen Ciidamada eadajir ah, hayeeshee ay howlgallada sii wadi doonaan si loo xaqiijiyo Amniga Guud ee Magaalada Garoowe. Faah faahin laga bixiyay Howlgal ka billaawday Magaalada Garoowe was last modified: June 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Saraakiil ka hadashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & hub lagu qabsaday You may also like laamaha Amniga oo Xabsiga dhigay Ciidamo ku dagaalamay Magaalada Marka 11/04/2022 Ciidanka DANAB oo degaano kala wareegay Al-Shabaab 19/04/2022 Dhageyso:-Nosj oo Hamanaliyo Udirtey Wariyasha Somaliyeed, 01/01/2017 Caro Ka Dhalatay Nin Madow Ah Oo Dharaar Cad Lagu Dilay Gudaha Talyaaniga 31/07/2022 Midowga Yurub oo uga dhawaaqay Muqdisho mashaariic ay ku kacayso lacago fara badan 27/04/2023 Dagaalka Laas-Caanood oo xoogeystay & Saraakiil ku geeriyootay 06/02/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/12/2019 Tirada dadka Kenyaanka ah ee soo food saartay abaarta oo kor u dhaaftay 4 milyan 14/06/2022 Burcad baddeed Soomaali ah oo markab ku weeraray xeebaha Soomaaliya 13/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.