Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh written by Warsan Radio 18/06/2022 Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay inay wajahayaan cunno yaraan.Hay’adaha gargaarka ayaa ka digaya in boqollaal kun oo Soomaali ah ay sidoo kale qarka u saaran yihiin dhimasho, iyadoo boqollaal carruur ahna ay haatanba u dhimanayaan macluul.Hay’adda samafalka ee NRC ayaa warbixin ay soo saartay waxay ka digtay in haddii aan gargara la gaarsiin dadka tabaaleysan ay xaaladdu intan ka sii dari doonto.Warbixinta Hay,adda ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in loo istaago sidii loo caawin lahaa dadka kunool geeska Afrika.NRC ayaa tilmaamtay in ay Soomaaliya qarka u saaran tahay in abaarta ka jirtaa ay isku badasho xaalad macaluul ah. Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh was last modified: June 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay next post Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay You may also like Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Dhammeystay Tababar Loogu Diyaarinayay Howl-gallada Argagaxisada Lagu Baacsanayo 26/01/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay inay dardar gelionayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab 30/08/2023 Dhageyso: Beeraleyda Kg Oo Ku Jiraan Diyaar Garowga Abuurashada Beeraha. 08/04/2020 Dhageyso: Xarunta Cusub Ee Maamulka Degmada Baydhabo Oo Xaraga Laga Jaray. 22/02/2020 Akhriso:-Qarax loo adeegsaday Gaari oo galabta ka dhacay Kismaayo 01/08/2017 Dhulgariir ruxay Dalalka Itoobiya iyo Eratariya 02/08/2023 RW Rooble oo Guddi u saaray cabashada Waalidiinta Carruurta ka maqan yihiin 12/06/2021 Wafdi ka socda Maamulka Puntland oo tegaya Caasimada Galmudug Dhuusamareeb 20/08/2020 Dhageyso:-Idaacada Warsan oo bilawdey Barnamij gaar ah oo ka hadlayo sameenta Covid-19 03/06/2020 Midowga Musharaxiinta oo si adag u diiday Muddo kordhinta Golaha Shacabka 13/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.