Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen written by Warsan Radio 09/07/2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo maanta ku beegan.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamzee Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay gacan isa siiyaan oo ay u kaalmeeyaan dadkooda tabaaleysan.“Waxaan munaasabadda Ciidul-adxaa awgeed u hambalyeeynayaa guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaanna Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga suganyihiin. Waxaana Eebbe ka baryayaa in uu dhammaanteen innaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aan soo gudannay, Rabbina acmaasha xajka haka aqbalo xujayda gudanaaya waajibaadka xajka” ayuu yiri Raiisul Wasaare Xamse.Waxaa uu intaasi kusii daray “Waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa geesiyaasha ciidammada qalabka sida ee had iyo jeer heeganka ugu jira difaaca dalkeenna iyo la dagaalanka argagixisada dadka iyo dalka dhibaatada ku haya.”Waxaan ugu baaqaya ganacsatada, Qurba-joogta iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed in ay caawiyaan danyarta una gurmadaan dadka ay abaaruhu saameeyeen oo ku sugan xaalad nololeed oo aad u adag. Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen was last modified: July 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo ka codsaday shacabka Soomaaliyeedd in la caawiyo dadka danyarta ah next post Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa You may also like C/kariiin Guuleed oo Bulshada Rayidka kala hadlay dhaqaajinta wada-hadallada Dowladda Federaalka & Somaliland 13/04/2023 Brack Obama oo dhaliil adag usoo jeediyay Madaxweyne Donald Trump 10/05/2020 Guddiga doorashooyinka oo dowlad Goboleedyada uga digay inay farageliyaan doorashada Gollaha Shacabka 10/11/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 10/08/2023 On International Day, UN Envoy Highlights Democracy’s Special Relevance in Somalia’s Transformation 15/09/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/08/2020 Mareykanka oo Ruushka ku eedeeyay in uu galay dambiyo dagaal 19/02/2023 Maxkamad xukun ku ridday musharaxii hore ee Madaxweynaha Masar 31/05/2022 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka 26/10/2020 Maxay ka wada hadleen ninka ugu taajirsan adduunka iyo madaxweyne Erdogan? 17/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.