Macaluul xun oo ay soo wajahday dalal badan oo ku yaalla dunida written by Warsan Radio 11/07/2022 Warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in dalal gaaraya 63 dal, oo ay kunool yihiin dadka ugu badan, ee ay nafaqo xumo soo wajahday.Qiyaastii 14.4 oo kamid ah dadka dadweynaha Kenya, oo ka kooban 53 milyan oo qof, ayaa waxaa soo food saartay cunto yari ba’an, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay soo saartey Qaramada Midoobay.Xaaladda sugnaanta cunnada iyo nafaqada ee adduunka, ee ay soo saartey hey’adda Qaramada Midoobay qeybta Cuntada iyo Beeraha ee FAO, ayaa lagu saleeyey xog la ururiyey intii u dhaxeysay sanadkii 2019-kii illaa iyo 2021-kii.Waxey si weyn diiradda u saartey saameynta cudurka faafa ee Covid19, inkastoo uu xaaladda uga sii darey duullaanka dowladda Ruushka ay ku qaadey dalka Ukraine bishii Febraayo, kaasoo xaaladda sii xumeeyey.5-tii Luulyo, Aggaasimah Fulinta ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) David Beasley, ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay fariin uu ku sheegayo in isku darka masiibada cudurka Covid19, iyo is beddelka cimilada dunida, in uga sii dartay xaaladda qoysaska adduunka. Macaluul xun oo ay soo wajahday dalal badan oo ku yaalla dunida was last modified: July 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Puntland Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Ay La Socotay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee G/Shacabka next post Siyaasi mucaarad ku ahaa dowladda Sacuudiga oo la dilay You may also like Abiy Ahmed Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada 06/10/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/08/2020 Dhageyso:-Qeybta 11 aad ee Barnaamijka Beeraha 04/12/2020 Madaxweyne Trump oo baajiyey Shirweynaha xisbi xaakimka Jamhuuriga 24/07/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Xukuumadda laga sugayo amni & horumar 25/08/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 15/12/2021 Madaxweynaha Dalka Turkiga oo u safray New York 19/09/2021 Al-Shabaab oo weerar khasaaro dhaliyay ka geystay gudaha Kenya 07/10/2020 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 24/09/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 05/03/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.