Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si ay uga qayb gashay waraysi ay la yeelanayeen ciidamada booliska oo ku saabsan, habka loo maamulay lacago uu lahaa xisbigeeda Scottish National Party.Baadhista ay wadaan ciidamada boolisku ayay ku eegayaan, sidii loo maareeyey lacag ka badan $754,140 dollar, taas oo ay ururiyeen xubnaha u ololaynayey madaxbanaanida Scotland, sannadkii 2017, taasoo la asteeyey in loo isticmaalo hawlo gaar ah, hase ahaatee ay soo baxday in lacagahaas loo adeegsaday arrimo kale oo aan ahay hawlihii loogu talo galay.
Xadhiga ra’iisal wasaaraha hore ee Scotland ayaa weji gabax ku noqday, xisbiga SNP, kaas oo ka mida, xisbiyada ugu waaweyn siyaasadda Scotland, labaatankii sano ee ugu dambeeyey.Sturgeon ayaa sannadkan bilawgiisii waxay ka degtay xilka.Afhayeen u hadlay xisbiga SNP ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha hore ay u tagtay booliska, si ay su’aalo u weydiiyaan, taas ugu dambayn ay boolisku xidheen, ka dibna ay baadhitaan ku sameeyeen.Nicola Sturgeon ayaa sheegay inay la shaqaynayso ciidamada booliska ee baadhitaanka wada, haddii ay ka dalbadaan.Online Project Management Courses Might Be More Fun than You ThinkOnline Project Management Courses | Search ads|SponsoredThe Epitome of Luxury Living: Dubai’s Prestigious ApartmentsDubai Apartments | Search Ads|SponsoredSearch NowParents Install Camera At Sons Grave After Strange Visit – They Turn Pale When Seeing The FootageDo It Houses|SponsoredMeg Ryan Is Probably The Most Beautiful 59 Year Old WomanWTFacts|SponsoredDubai Hotels: Rates Might Be Cheaper Than Ever!Luxury Dubai Hotels | Search Ads|SponsoredLearn MoreOctomom’s Kids Are All Grown Up – Here’s How They Turned OutInteresticle|SponsoredThese On-Screen Kissing Scenes Were Not Planned At AllDailyforest|SponsoredMadaxweyne Deni oo qaabilay Ergayga Cusub Qaramada Midoobay ee SoomaaliyaMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ayRadio IsaalaHere’s how to re-clean your gas burner in 1 minute!The Travel Breeze|SponsoredCost of Fertility Treatments Might Surprise YouIVF | Search Ads|SponsoredExperienced Roofing Professionals Needed In UsDon’t waste your time just grab it. (Apply Now)Roofing Jobs Near | Search Ads|SponsoredSearch NowShirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galayaRadio IsaalaEveryone Laughed At Her At The Wedding, But 6 Years Later She Shows Her TransformationFree Hub|SponsoredDowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 20 katirsan Al-ShabaabRadio IsaalaMaamulka Cusub ee gobolka Gedo oo digniin u diray siyaasiyiinta MucaaradkaRadio IsaalaFacebookTwitterPrevious arti