Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya iyo ujeedada Ujeedka written by Warsan Radio 07/12/2023 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia.Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dhiggiisa Itoobiya kala hadli doona arrimo dhowr ah oo qeyb ka yihiin sii xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, arrimaha iskaashiga ciidamada.Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxda katirsan dowladda Ethiopia iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya iyo ujeedada Ujeedka was last modified: December 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Deni oo Golaha Wakiilada u gudbiyay oo soo saarista Lifaaqa 5-aad ee Dastuurka next post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xero lagu tababaro Ciidanka Soomaaliya 06/07/2022 Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo kusoo wajahan Baydhabo 15/08/2021 R/wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Baraawe 10/03/2020 Ciidamada Yuhuuda oo in ka badan 100 falastiiniyiin ah ku dilay Gaza 21/03/2024 Dhageyso:- Warka Duhurnimo ee Idaacda Warsan 15/02/2022 DFS & Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ee xerada ATMIS 04/05/2022 Al-Shabaab oo fagaare ku toogtay 7 Ruux 31/07/2022 Dhimasho & dhaawac ka dhashay shil gaari uu ka dhacay duleedka Garoowe 10/02/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. 11/01/2023 Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. 10/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.