{WRSNRADIO} Wararka aan kahekeeno xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi.
Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale waxaa dhiman hal kursi oo laga soo wareejiyay magaalada Muqdisho kaasoo ay leeyihiin beesha Carab Soomaali.
Waxaa lagu wadaa in labada maalmood ee soo socota la dhamaystiro labada kursi ee ka dhiman maamul goboleedka Hirshabeelle.
No	Magaca Xildhibaanka	Qabiilka
1	Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe	Xawadle/Cali Madaxweyne
2	Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)	Xawaadle/Cabdala Samatalis
3	C/saq Cumar Maxamed	Xawadle/Ibrahin Cise
4	Cumar Cisman Wasuge	Xawadle(Yabar Madaxweyne)
5	Samiro Xasan Cabdulle	Xawadle(Yabar Dige)
6	C/saq Axmed Maxamed	Xawadle(Cabdi Yusuf)
7	C/hi Goodax Barre	Xawadle(Agoon)
8	Farxiyo Muumin Cali	Xawadle/Reer Ugaas
9	Khadijo Maxamed Diiriye	Yaxar
10	Faarax Cabdqadir	Shiikhaal/Reer Owxasan
11	Cali Maxamed Cumar	Hilibi
12	Aadan Xasan Cali	Moobleen
13	Yusuf Xuseen Axmed	DIjeele
14	Farxiyo Maxamud Dhaqane	Ujeejeen
15	Maxamuud Cabdulahi Axmed	Ujeejeen
16	Cismaan Maxamed Cabdi	Ujeejeen
17	Yusuf Ibraahin Afrax	Abgaal/Kabaale
18	Cabdulahi Maxamed Nur	Abgaal/Agonyar
19	Maxamed Abukar Islow	Abgaal/Owbakar
20	Mino Xasan Shibis	Abgaal/Celi Cumar
21	C/dir Carabow Ibrahin	Abgaal/Daa’uud
22	C/qadir Cosoble Cali	Abgaal/Warsangeli
23	C/hi Colaad Roble	Reer Shabeelle/Gasar
24	Maxamed Cumar Ceymoy	Shidle/Tolweyne
25	Madino Suusow Maxamud	Shidle/Yabadhal
26	Xuseen Cabdi Cilmi	Dir/Faqe Cumar
27	Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan	Galjecel/Barsane
28	Maryan Axmed Haarun	Galjecel/Dirisame
29	Amina Maxamed Cabdi	Galjecel/Abtisame
30	Daahir Amiin Jeesow	Gaaljecel/Caafi
31	C/fatax Qasim Maxamud	Makane
32	Faadumo Faarax Ibrahim	Baadicade
33	Maxamud C/dir Benebene	Baadicade
34	Khalif Cabdi Cumar	Baadicade
35	Maxamud Maxamed Jimcale	Yaxar
36	Xiis Xasan Ibraahim	Baajamaal

 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						