Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo maanta shir jaraaid qabatay ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey dalka ee xanuunka Coronavirus iyadoo shacabka Soomaaliyeed…
Author
HAJI
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa ku wareejisay dowladda federalka Soomaaliya, 350 sariirood oo cusbitaal ah iyo 500 joodariyaal ah oo looga taageeri doono Dowladda Soomaaliya la tacaalidda COVID-19. Sariirahan waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay wada-hadallo dhinaca qadka taleefonka ah waxaa uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibada Russia Sergey Lavrov. RW Kheyre ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Maamulka Hirshabelle oo dowlada iyo hay’adaha ugu baaqay inay ka qeyb-qaataan kahortaga fatahaadda
written by HAJI
Maamulka Hirshabelle oo kaashanaya wasaarada beeraha Hirshabelle ayaa caasimada Jowhar ka bilaabay dadaal looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabelle oo aad looga cabsado marka lagaaro xili roobaadka oo xiliganba curtay. Madaxweyne…










