Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si qoto dheer uga walaacsan tahay warbixino sheegaya in Turkey ay waddo dadaallo hore le oo ay ugu weecaneyso iibsashada iyo isticmaalka gantaallada Russia. Afhayeenka…
Author
HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan oo yeeshay kulan dhanka mareegta Interneetka…
Wasiirka Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed uga digay inay kordhiyaan qiimaha maciishadda dalka, xilli dhowaan dowladdu canshuur dhaaf sameysay. Wasiirka oo shir…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan isugu yeertay Imaamyada Masaajidda, Khadiibyada iyo Culimo waaweyn ee Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Awqaafta…










