Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim, oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), ayaa ka hadlay muhiimadda horumarinta…
Author
HAJI
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan.
written by HAJI
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul ee halista ugu jira fatahaadaha, xilli uu safar shaqo ku…
Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furtay shir lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo saameynta musiibooyinka
written by HAJI
Muqdisho – Ku-xigeenka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulanka saddex-biloodlaha saddexaad ee Kooxda Farsamada Qaranka ee Wax-ka-qabashada Hore ee Soomaaliya…






