Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow, ayaa hoggaamiyay howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Howlgalka ayaa waxaa…
Author
HAJI
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed, ayaa booqday Qaybta 1-aad ee Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee ku sugan magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku sameeyay kormeer la xiriira xaaladda…
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarrada burcad-badeedda, kuna baaqday taageero caalami ah.
written by HAJI
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay dib-u-soo-noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacay xeebaha Puntland, iyadoo sheegtay in tan iyo bishii Agoosto 2026 ay kordheen weerarrada lagu qaadayo maraakiibta…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii hore Koonfur Galbeed xilka iska casilay…









