Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo labada dal ee Walaalaha ah iyo sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka Al-Shabaab.…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 31aad ee Jaamacadda Carabta
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shirkan…
Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda…
Gudoomiyae Shuute “Ma ogolin in qof dhibaateeyey Saxafi uu Magaalada si nabad ah ku joogo”
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka qalabka sida Gen Xasan Cali-Nuur Shuute ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan diin in la dhibaateeyo Wariyeyaasha Soomaaliyeed, isla markaana qofkii dhibkaas u geysta uusan si naabdgeliyo…








