Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag ah, kuwaas oo lagu helay inay si ula kac u gaystay dil. Gacan…
Warsan Radio
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta Ururka Al-Shabaab kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe oo in muddo ah maamulayeen. Gen. Axmed…
RW Xamse “ Dalku wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, ayaa caddeeyay in dalku uu ka soo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hoos ka Dhageyso dood kusaabsan kaburaarujinta bulshada cudurada ku dhaca dhimirka, Dooda waxaa marti ku ahaa Dr Aden Abdirahman Mohamed ( Gentale Man). Waxaan Tabinaaya Dooda Mohamed Abdirahmaan (Maleele). Dhageyso:…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Mohamuud Nuunoow (macalin jiijoow) Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Idaacada Warsan was last modified: November 19th,…










