Wasiirka Amniga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa si kulul u eedeeyey Ciidamada dowladda Federalka ka dib markii maanta ay ka baxeen Magaalada Marko Ee Xarunta Gobolka Shabellaha…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-Dowlada koonfur galbeed ayaa soo dhawaysay hogaanka cusub ee Ururka suxufiyinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ kaaso oo muqdisho doorashadiisa ka dhacadey
written by Warsan Radio
Kadib markii dhowaan magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya shirweyne lagu dhisayay hogaanka cusub ee ururka suxufiyiinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ lagu soo gaba gabeeyey islamarkaana muxidiin xasan maxamed xusni loogu…
Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay ,,
written by Warsan Radio
Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…










