Maamulka magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay kormeeray dadaalo Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ku xaqiijinayaan amniga magaaladaasi oo ay mararka qaarkood ka dhacaan falal amni darro. Ciidamada Booliska…
Author
Warsan Radio
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisul Waasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Wasiirro hore iyo siyaasiyiin kale oo isbeddel-doon ah ayaa soo gaaray Garoowe. Mas’uliyiin kala duwan,…










