Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee ku soo gaba-gaboobay Muqdisho.Madaxweynaha ayaa uga…
Warsan Radio
Ciidamada Dawlada & Kuwa degaanka oo Halwgal ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgadud ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Federaalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay Halwgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameyeen degaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud.Ciidamada kumaandooska…
RW Ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo Daahfuray Shir looga hadlayo Hormarinta Cadaaladad iyo Garsoor Madax banaan
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
RW Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabicidda Lacagta Shilinka Soomaaliga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo lacagta dalka,…










