BAYDHABO–(WSR)–Madoobe Nuunow oo Aanu Ka waraysanay Wazaara Diisa Waxay Ay Qabato wuxuu noo sheegay asigoo u waramaayey warbaahinta konfur galbeed soomaaliya iyo radio warsan in uu mesha xuulaha la guqalo…
Warsan Radio
Dhageyso : Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay mashruuc Laga Hirgaliyay baydhabo
Gudoomiya degmada baydhabo ahna duq magaalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay cv education mashruuc Laga Hirgaliyay magaalada baydhabo godomiye cali watiin oo arintas ka hadlayo halkan hoose ka dhegeyso Dhageyso :…
DHAGEYSO : Wasaaradda Kalluumeysiga oo kalluumeysatada Soomaaliyeed Caawineysa.
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Max’ed Cumar Ceymooy ayaa waxa uu sheegay in kalluumeysatada Soomaalida ay ka taageeri doonaan sidii ay ugu sahlanaan lahayd jillaabashadooda biyaha Soomaaliya. Mr Ceymooy ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
