Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Wufuudan ka kala Socday Wasaaradaha Cadaalada iyo maaliyada DFS Islamarkaasna uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Cadalada iyo Garsoorka Dowlada federaalka Somaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Manta soo gaaray Magaalada Baydhabo…
Warsan Radio
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray Xafiisyada D/Hoose Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeer ku tagey xafiisyada kala duwan ee ku…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in xubin sare oo ka tirsan Warbaahinta Al-Shabaab lagu qabtay howlgal laga sameeyay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. NISA ayaa…
Akhriso:-Xukuumadda oo Taageertay Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ay Ka Qaadatay Doorashooyinkii Jubaland Ee Baal Marsanaa Habraaca Doorashooyinka
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo marin habraaca saxda ah ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboledka koonfur galbeed somali mudane Cabdicasiis Xanan Maxamed iyo wafdi kasocday wasaaradda Arimaha dibadda xukumada fidiralka ayaa xarig jaray xafiiska Qunsuliyadaha somaliya ee laanta socdalka iyo jinsiyadaha…