Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay…
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:-Kismaayo oo Maanta markale lagu caleema saaray Axmed madoowe
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu Caleemo saaray Munaasabad weyn oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan iyo boqolaal dadweynaha ree Jubbaland ah.…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed oo qayb ah halbeegyada ugu muhiimsan ee wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadu ay ku…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur {Banooda} DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was…
Akhriso:-Booliska Hirshabelle oo sharci darro ku xiray weriye soo tabiyey mudaaharaad, amarna ku bixiyay in la toogto weriyaal kale
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa xarigga sharci darrada ah ee weriye Cabdicasiis Xasan Macalin (Foolyarey) oo maanta lagu xiray magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle xilli uu soo…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay khamri badan oo halkaasi si sharci daro ah lagu geeyay magaaladaas in laga ganacsado. Ciidamada amaanka ayaa gacanta kusoo dhigay…









